Ogaysiis
waxaa uu nasiib internet and telphone service ogaysinayaa dhamaan macaamiisha in uu kuugu soo
kordhiyey qaybo badan sida .
1..internet xawaarihiisu aad u sareeyo oo mar kaliya kaa Go'ayn
2.. iyadoo qofka aad u arki doonto maqal iyo muuqaal kaas oo aad si toos ah u arki doonto una maqli doonto marka
uu online ka yahay
3.. Qiimaha oo noqon doona halkii minute 100/shilin
Xagga telphone-ka
waxa uu kuugu bushaaraynayaa in uu dib u habayn kuugu sameeyey telphone-kii kaas oo aad si fiican isku
maqli kartaan .... qiimuhuna uu noqon doono mid aad kuu raali galiya 1 minute ee Europe and Ashia and America waa 3000/ shilin
Ethoipia iyo jabuuti waa 4000/sh
ha moogaan in aad la xidhiidho ..
waxa uu ku yaalaa badhtamaha magaalada hargeisa waxaanu ku yaalaa X-baar jabuuti amaba ka soo horjeedka basaska
u baxa idaacada ...........
ha moogaan in aad la soo xidhiidho ...